Wargelin - 11-07 Gabar wiil Soomaali ah uu dilay, Duuliye (Pilot), Arrin fajac leh, Xaqiiqo Raadis, Wararkii & siyaado
Wargelin - 11-07 Gabar wiil Soomaali ah uu dilay, Duuliye (Pilot), Arrin fajac leh, Xaqiiqo Raadis, Wararkii & siyaado
Barnaamijkeena todobaadkan wuxuu kusaabsan yahay wiil Soomaali ah oo dilay gabar Soomaali ah, Takhtar la dilay markuu diiday inuu sigaarkiisa damiyo, Nolosha hal maalin iyo duuliye Soomaaliyeed
wararkii ugu danbeeyay, xaqiiqo raadis iyo qeybo kale oo ku xiiso galin dono